Arinta Galmudug oo lagu sifeeyay Qof Xanuunsan oo hadana Daawadii loo qoray Diiday !!

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan ka taagan maamulka Galmudug, waxa uuna Madaxweynaha xaalada uu maamulkaasi ku jiro usoo qaaay tusaalooyin. Waxa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo intii shirka Garawe socday qodobadii ugu adkaa la iskuna mari waayay waqti badana qaatay ay kamid ahaayeen arinta maamulka Galmudug oo hada labo … Continue reading Arinta Galmudug oo lagu sifeeyay Qof Xanuunsan oo hadana Daawadii loo qoray Diiday !!